
Koorsadan waxaa lagu baranayaa Musdalah al-hadiith, fahanka axaadiithta kee saxiix ah, Hasan, daciif iyi wixii la mid ah

Koorsadan waxaad ku baranaysaa:
1. Masaadirta (ilaha) tafsiirka
2. duruqda (qaababka) quraanka loo fasiro
3. Qaabka loola tacaamulo khilaafaadka mufasiriinta

Koorsadan waxaa lagu baranayaa Tafsiirka Quranka Kariimka 30 kiisa jus. waxaad sifiican u barandoontaa:
1. suuradaha makiga ah iyo kuwa madaniga ahba
2. sababu nuzuulka quranka
3. fahanka macnaha aayadaha quraanka
4. axkaamta ayaadaha quraanka